Site Overlay

OOMAAR BAR BAR HEES CUSUB QABIILADA SOMALIA 2019 – LYRICS

39 thoughts on “OOMAAR BAR BAR HEES CUSUB QABIILADA SOMALIA 2019 – LYRICS

  1. Midabkaaga dheeha leh lagu wada Mashquulyee ma Ajuuraan baad tahay🤣🤣🇸🇴👈🏾🥁🕺🏾 Macaan Ajuuraan Dhalad Somali baan ahay 🇸🇴👈🏾🔝🥰😍😎🤣🤣🤣😎

  2. Lagu wada mashaquulyee
    Muuq dhalal wanaageey
    Hahab lagu malaalyeey
    Qurux lagu mariiñyeey
    Ma soomali baa tahy
    Haaaaaaaaaaaa

  3. Ma huran isaaq duriyada barakaysned viva dadjayga ku faana inan isaaq ahay ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👩‍🌾

  4. Reer Barawe iyo Abgaal ban ahay 👑💕 Lkn Waxaan hada hees miyaa Istaqfurullah waa qoslooya wlh 😂😂😂💔

  5. Oomaar markuu sheegayo habargidir iyo murursade codka kor ayuu u qaadayaa markii uu raxawaynta iyo asharaafta markuu sheegayo codkiisa waa laciifinayaa hadiiba fanaanki aaan qabiilka lahayn codkiisa sidaaa ukala wayniisiinayo qabyaaladi waxba kama dhina allow nawada mideey hadaynu soomaali nahay oo wadankeena nabad nooga dhig

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *