Site Overlay

ABWAAN DHIIRANE: BAR-[DALKA DHOWR DADKANA DHAGEEYSO] IYO DULEEDKA KISMAAYO

39 thoughts on “ABWAAN DHIIRANE: BAR-[DALKA DHOWR DADKANA DHAGEEYSO] IYO DULEEDKA KISMAAYO

  1. Abwaan dhirtii meeday waamaxay meesha banaankaa maad kahadashid abwaan dhirta xaaluf keeda hadaad run sheegaysid

  2. Bar.waxaan uxiiseeyaa first heestan wadaniga ah""dalka & dantiisa waa maro inaga dilaacday dacalada halaga tolo"""🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  3. Abwaan dhiirane dadka aad warey saneyso ee xoolaleyda ah dhulka magaciisa eareyso oo meeshaan magaceyd ku dheh dhulka waa hore ayaa igu dambeysay magacyadiisa waan hilmaamay. Meesha hadda ey birta dhagaxa shiido ey taalay waxaa ladhahaa BEDER

  4. Gaariga abwaanku waa left hand drive ka duwan kuwa somalia ee right hand drive ka ah.

    Waa gaari diaspora ah.

    Hhhhhhhhh

  5. Dhakaweynayaasha 💪💪💪💪💪💪💪waxaasa nagu yaala car yaa inoo soo dhawaada🖐

    Reer dhakaweyne meel walbood joogtaan👍

  6. Kkkk bal maanta dhan wareegtaye maxaa soo faa iiday abwaan ilahow caafimaadku siiyo adiyo kan ku daba joogaba macne ma haysaane wax micna leh la yimaada 🤪🤪🤪🤪

  7. Abwaane odaynimo wellee weykuheysaa, ilaahey cimri dheer iyo caafimaad hakusiiyee, meelihii aan orodka kukori jiray baad kurafaneysaa.

  8. War nacalaa shaydaan kuyaalee free maaha video yadaanee subscribe iyo u saara abwaanka iyo like waad aragtaan intuu rafaad maraayo

  9. Aad ayaan kuu salaamahayaa
    Abwaan dhiirane barnaamijyadaadu waa live waxaan odhan lahaa DADKA qolka
    Computer ka Ku dhex lulmooda
    Ku dayda abwaan dhiirane oo ka
    Soo tabinahaya DALKA iyo DADKA
    Dhexdooda naftiisana uhurahaya
    Khatar kasta
    Ahàaaaaay

  10. waa saacad danbe waxaan isku hayaa barnamijka ma dawata mise waad seexataa . waxaan goan saday in aad dawado kadibna seexdo

  11. Mashaallah dhakaweeyine I’m so happy to see you you have a car 🚘 today long live jubbaland state insha allah

  12. Abaaan xeryaha iyo kaantaroolada ciidama ka ilaaali camerada
    Xog ciidan baad bixinaysaaa ogow xogtaasna cadowgu wuu ka faa iidaysan karaa

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *